Deuteronomy 28:2 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 28:2

picture

A ll these blessings will come upon you and overtake you if you obey the Lord your God:


Oo barakooyinkan oo dhammuna way idinku soo degi doonaan, wayna idin soo gaadhi doonaan, haddaad codka Rabbiga Ilaahiinna ah dhegaysataan.

Continue reading Report error