Deuteronomy 19:18 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 19:18

picture

T he judges shall investigate thoroughly, and if the witness is a false witness and he has accused his brother falsely,


oo xaakinnadu waa inay xaalkaas aad u baadhaan, oo bal eeg, haddii markhaatigu yahay markhaati been ah, oo uu walaalkiis si been ah ugu marag furay,

Continue reading Report error