Acts 11:18 ~ Falimaha Rasuullada 11:18

picture

W hen they heard this, they quieted down and glorified God, saying, “Well then, God has granted to the Gentiles also the repentance that leads to life.” The Church at Antioch


Oo markay waxyaalahaas maqleen, ayay dooddii ka aamuseen, Ilaah bayna ammaaneen, oo waxay yidhaahdeen, Haddaba xataa dadka aan Yuhuudda ahaynna Ilaah baa siiyey toobadkeen inay nolol helaan. Kiniisaddii Dadka Aan Yuhuudda Ahayn Oo Antiyokh Ku Tiil

Continue reading Report error