2 Chronicles 20:35 ~ Taariikhdii Labaad 20:35

picture

A fter this Jehoshaphat king of Judah allied himself with Ahaziah king of Israel. He acted wickedly in so doing.


Oo taas dabadeedna Yehooshaafaad oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah xidhiidh buu la yeeshay Axasyaah oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil kaasoo shuqulkiisii aad iyo aad u xumaa,

Continue reading Report error