2 Chronicles 1:4 ~ Taariikhdii Labaad 1:4

picture

H owever, David had brought up the ark of God from Kiriath-jearim to the place he had prepared for it, for he had pitched a tent for it in Jerusalem.


Laakiinse sanduuqii axdiga Ilaah Daa'uud baa ka soo qaaday Qiryad Yecaariim oo wuxuu keenay meeshii Daa'uud u diyaariyey, waayo, isagu Yeruusaalem ayuu teendho uga dhisay.

Continue reading Report error