2 Kings 11:3 ~ Boqorradii Labaad 11:3

picture

S o he was hidden with her in the house of the Lord six years, while Athaliah was reigning over the land.


Oo isna iyadii buu la joogay, oo wuxuu kula qarsoonaa gurigii Rabbiga intii lix sannadood ah; oo dalkiina waxaa u talisay Catalyaah.

Continue reading Report error