1 Kings 19:3 ~ Boqorradii Kowaad 19:3

picture

A nd he was afraid and arose and ran for his life and came to Beersheba, which belongs to Judah, and left his servant there.


Oo isna markuu saas ogaaday ayuu kacay oo naftiisii la cararay, oo wuxuu yimid Bi'ir Shebac oo dalka Yahuudah ka mid ahaa, markaasuu midiidinkiisii halkaas kaga tegey.

Continue reading Report error