2 Mose 25:36 ~ Baxniintii 25:36

picture

B eide, die Knäufe und Röhren, sollen aus ihm gehen, alles getriebenes, lauteres Gold.


Burooyinkooda iyo laamahooduba waa inay isku waslad la ahaadaan, oo kulligeedna waa inay ahaataa isku waslad dahab la tumay oo saafi ah.

Continue reading Report error