Deuteronomio 3:5 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 3:5

picture

T utte queste città erano fortificate con alte mura, porte e sbarre, senza contare un gran numero di villaggi rurali.


Oo intaas oo dhammu waxay ahaayeen magaalooyin ay ku wada deyran yihiin derbiyo dhaadheer iyo irdo iyo qataarro, oo aanay ku jirin magaalooyin faro badan oo aan deyrnayn.

Continue reading Report error