Marco 1:20 ~ Markos 1:20

picture

E subito li chiamò; ed essi, lasciato Zebedeo loro padre nella barca con gli operai, lo seguirono.


Markiiba wuu u yeedhay. Kolkaasay aabbahood Sebedi iyo shaqaalayaasha kaga soo tageen doonnida, oo isagay raaceen. Ciise Wuxuu Kafarna'um Ku Bogsiiyey Jinnoole

Continue reading Report error