2 Samuel 11:7 ~ Samuu'eel Labaad 11:7

picture

C uando Urías vino a él, David le preguntó por Joab, por el pueblo y por el estado de la guerra.


Oo markii Uuriyaah u yimid ayaa Daa'uud weyddiiyey Yoo'aab siduu ahaa, iyo sidii dadku u nabdoonaa, iyo dagaalkii sida loogu guulaystay.

Continue reading Report error