F or Moses of old time hath in every city them that preach him, being read in the synagogues every sabbath day.
Maxaa yeelay, tan iyo qarniyadii hore waxaa Muuse magaalo walba ku leeyahay kuwa dadka ku wacdiya waxa isaga ku saabsan, oo sabti walba sunagogyadaa laga akhriyaa. Warqaddii Loo Diray Masiixiyiintii Aan Yuhuudda Ahayn
Continue reading Report error