2 Kings 1:15 ~ Boqorradii Labaad 1:15

picture

A nd the angel of the Lord said unto Elijah, Go down with him: be not afraid of him. And he arose, and went down with him unto the king.


Markaasaa malaa'igtii Rabbigu waxay Eliiyaah ku tidhi, Tag oo isaga raac; hana ka cabsan. Kolkaasuu kacay oo intuu isagii la dhaadhacay ayuu boqorkii u tegey.

Continue reading Report error