Deuteronomy 21:8 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 21:8

picture

R econcile thy people Israel, whom thou hast ransomed, O LORD, and impute not the innocent blood shed in the midst of thy people Israel. And the blood shall be forgiven them.


Haddaba Rabbiyow, cafi dadkaaga reer binu Israa'iil oo aad soo furatay, oo hana u oggolaan in dhiig aan xaq qabinu uu saarnaado dadkaaga reer binu Israa'iil. Oo markaas iyaga waa loo kafaaro gudi doonaa dhiiggaas.

Continue reading Report error