Deuteronomy 2:1 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 2:1

picture

Then we turned and took our journey into the wilderness by the way of the Red sea, as the LORD had said unto me; and we went around Mount Seir many days


Markaasaynu noqonnay, oo waxaynu u guurnay cidladii ku tiil jidka Badda Cas loo maro, sidii Rabbigu igu amray, oo in maalmo badan ah baynu ku wareegaynay Buur Seciir.

Continue reading Report error