i nsomuch that the multitude wondered when they saw the dumb to speak, the maimed to be whole, the lame to walk, and the blind to see, and they glorified the God of Israel.
Sidaas daraaddeed baa dadkii yaabay goortay arkeen kuwii carrabka la'aa oo hadlaya iyo kuwii lugaha la'aa oo bogsaday iyo kuwii curyaanka ahaa oo socda iyo kuwii indhaha la'aa oo wax arkaya, waxayna ammaaneen Ilaaha reer binu Israa'iil. Waxaa Cunto La Siiyey Afar Kun Oo Nin
Continue reading Report error