Psalm 44:13 ~ Sabuurradii 44:13

picture

T hou makest us a reproach to our neighbours, a scorn and a derision to those that are round about us.


Deriskayaga waxaad nooga dhigtaa cay, Oo kuwa hareerahayaga ku wareegsanna waxaad nooga dhigtaa quudhsasho iyo qosol.

Continue reading Report error