2 Chronicles 18:4 ~ Taariikhdii Labaad 18:4

picture

And Jehoshaphat said unto the king of Israel, Enquire, I pray thee, at the word of the LORD today.


Markaasaa Yehooshaafaad boqorkii dalka Israa'iil ku yidhi, Waan ku baryayaaye bal maanta erayga Rabbiga wax weyddii.

Continue reading Report error