2 Samuel 13:35 ~ Samuu'eel Labaad 13:35

picture

A nd Jonadab said unto the king, Behold, the king’s sons come; as thy slave said, so it is.


Markaasaa Yoonaadaab wuxuu boqorkii ku yidhi, Bal eeg, boqorow, wiilashaadii waa yimaadeen, oo sidii anoo addoonkaaga ahu aan kugu idhi, way noqotay.

Continue reading Report error