Deuteronomio 32:47 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 32:47

picture

P orque no os es cosa vana, mas es vuestra vida; y por este negocio haréis prolongar los días sobre la tierra, para heredar la cual pasáis el Jordán.


Waayo, taasu idiinma aha wax aan waxtar lahayn, maxaa yeelay, waaba naftiinnii, oo waxyaalahaas daraaddood ayaa cimrigiinnu ugu dheeraan doonaa dalka aad Webi Urdun uga gudbaysaan inaad hantidaan. Muuse Oo Ku Dhiman Doona Buur Nebo

Continue reading Report error