Proverbios 19:25 ~ Maahmaahyadii 19:25

picture

Hiere al burlador, y el simple se hará prudente; y corrigiendo al entendido, entenderá ciencia.


Kan wax quudhsada garaac, oo garaadlaawaha ayaa miyir yeelan doona, Oo kii garasho leh canaano, oo isna aqoon buu sii korodhsan doonaa.

Continue reading Report error