Salmos 73:26 ~ Sabuurradii 73:26

picture

M i carne y mi corazón desfallecen; la fuerza de mi corazón es que mi porción es Dios para siempre.


Jiidhkayga iyo qalbigayguba waa itaal darnaadeen, Laakiinse Ilaah wuxuu weligiis ii yahay xooggii qalbigayga iyo qaybtayda.

Continue reading Report error