2 Crónicas 24:15 ~ Taariikhdii Labaad 24:15

picture

M as Joiada envejeció, y murió lleno de días; de ciento treinta años era cuando murió.


Laakiinse Yehooyaadaac wuu da' weynaa, gabow buuna la dhacay, wuuna dhintay, oo markuu dhintay wuxuu jiray boqol iyo soddon sannadood.

Continue reading Report error