2 Samuel 15:29 ~ Samuu'eel Labaad 15:29

picture

E ntonces Sadoc y Abiatar volvieron el arca de Dios a Jerusalén; y se estuvieron allá.


Sidaas daraaddeed Saadooq iyo Aabyaataar sanduuqii Ilaah bay qaadeen, waxayna mar kale ku celiyeen Yeruusaalem, oo iyana halkaasay iska sii joogeen.

Continue reading Report error