ﺍﻟﺘﺜﻨﻴﺔ 28:7 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 28:7

picture

« وَسَيُعينُكُمُ اللهُ فِي هَزِيمَةِ أعدائِكُمْ حِينَ يَهجُمُونَ عَلَيكُمْ. سَيَهْجُمُونَ عَلَيكُمْ مِنِ اتِّجاهٍ واحِدٍ، لِكَنْ سَيَهرُبُونَ فِي سَبعَةِ اتِّجاهاتٍ.


Oo cadaawayaashiinna idinku kaca Rabbigu wuxuu ka dhigi doonaa in hortiinna lagu laayo. Jid qudha ayay idinkaga iman doonaan, oo hortiinna ayay toddoba jid ku kala carari doonaan.

Continue reading Report error