ﺍﻟﺘﺜﻨﻴﺔ 15:11 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 15:11

picture

و َلأنَّ الفُقَراءَ سَيَكُونُونَ دائِماً فِي الأرْضِ، فَأعْطُوا الجارَ وَالفَقِيرَ وَالمُحتاجَ فِي أرْضِكُمْ بِسَخاءٍ. إطلاقُ العَبِيد


Waayo, masaakiintu weligood dalka kama ay dhammaan doonaan, haddaba waxaan kugu amrayaa oo kugu leeyahay, Hubaal waa inaad gacanta u furtaa walaalkaa iyo kaaga baahan iyo masaakiintaada dalkaaga joogta. Xorreynta Addoommada

Continue reading Report error