ه َذا هُوَ الخُبْزُ الَّذِي نَزَلَ مِنَ السَّماءِ. وَهُوَ يَخْتَلِفُ عَنِ المَنِّ الَّذِي أكَلَهُ آباؤُكُمْ وَمَعْ ذَلِكَ ماتُوا، فَمَنْ يَأْكُلُ هَذا الخُبْزَ سَيَحْيا إلَى الأبَدِ.»
Tanu waa kibista samada ka soo degtay, ma aha sida tii awowayaashiin cuneen oo ay dhinteen. Kii kibistan cunaa, weligiis wuu noolaan doonaa.
Continue reading Report error