و َلَمّا رَأى النّاسُ هَذِهِ المُعْجِزَةَ الَّتِي صَنَعَها يَسُوعُ، بَدَأُوا يَقُولُونَ: «مِنَ المُؤَكَّدِ أًنَّ هَذا هُوَ النَّبِيُّ الآتِي إلَى العالَمِ!»
Haddaba dadkii markay arkeen calaamadii uu sameeyey, waxay yidhaahdeen, Runtii, kanu waa nebigii dunida iman lahaa. Ciise Keli Buu U Baxay; Dabadeed Badduu Ku Dul Socday
Continue reading Report error