و َأمّا أنتَ وَأولادُكَ، فَتَقُومُونَ بِواجِباتِ الكَهَنَةِ. أنْتُمْ فَقَطْ تَقتَرِبُونَ مِنَ المَذْبَحِ، وَتَجْتازُونَ خَلفَ السِّتارَةِ. قُوموا بِعَمَلِكُمْ، فَقَدْ مَنَحْتُكُمُ خِدْمَةَ الكَهَنُوتِ عَطِيَّةً لَكُمْ، وَكُلُّ شَخْصٍ آخَرَ يَقتَرِبُ مِنْ خَيمَةِ الاجْتِماعِ يُقتَلُ.»
Oo adiga iyo wiilashaada kula joogaaba waa inaad wadaadnimadiinna u dhawrtaan waxyaalaha meesha allabariga oo dhan, iyo waxyaalaha daaha ka shisheeya oo dhan, oo waa inaad adeegtaan. Wadaadnimada ayaan idiin siiyey sida hawl hadiyad ah; oo shisheeyihii soo dhowaada waa in la dilaa. Qurbaannada Loo Bixiyo Wadaaddada Iyo Dadka Reer Laawi
Continue reading Report error