ﺃﺧﺒﺎﺭ ﺍﻷﻳﺎﻡ ﺍﻟﺜﺎﻥ 30:25 ~ Taariikhdii Labaad 30:25

picture

و َفَرِحَتْ كُلُّ جَماعَة يَهُوذا، وَالكَهَنَةُ وَالَّلاوِيُّونَ، وَكُلُّ الغُرَباءِ المُقِيمِينَ الآتِينَ منْ إسْرائِيلَ، وَكُلُّ الغُرَباءِ المُقِيمِينَ فِي أرْضِ يَهُوذا.


Oo shirkii dadkii Yahuudah oo dhan iyo wadaaddadii iyo kuwii reer Laawi, iyo shirkii dalka Israa'iil ka yimid oo dhan, iyo shisheeyayaashii dalka Israa'iil ka yimid oo dalka Yahuudah degganaaba way wada reyreeyeen.

Continue reading Report error