ﺃﺧﺒﺎﺭ ﺍﻷﻳﺎﻡ ﺍﻟﺜﺎﻥ 24:26 ~ Taariikhdii Labaad 24:26

picture

و َهَذانِ هُما الخادِمانِ الَّلذانِ تَآمَرا عَلَيهِ: زابادُ بْنُ شِمْعَةَ العَمُّونِيَّةِ، وَيَهُوزابادُ بْنُ شِمْرِيتَ المُوآبِيَّةِ.


Oo kuwii isaga sirqoolka u dhigayna waxay ahaayeen Saabaad oo ay dhashay Shimcaad oo ahayd reer Cammoon, iyo Yehoosaabaad oo ay dhashay Shimriid oo ahayd reer Moo'aab.

Continue reading Report error