ﺃﺧﺒﺎﺭ ﺍﻷﻳﺎﻡ ﺍﻷ 28:6 ~ Taariikhdii Kowaad 28:6

picture

و َقالَ لِي: ‹ابنُكَ سُلَيْمانُ هُوَ الَّذِي سَيَبنِي بَيتِي وَساحاتِي، لِأنِّي قَدِ اختَرتُهُ لِيَكُونَ لِيَ ابناً، وَأكُونَ لَهُ أباً.


Oo wuxuu igu yidhi, Wiilkaaga Sulaymaan ayaa dhisi doona gurigayga iyo barxadahaygaba, waayo, waxaan isaga u doortay inuu ahaado wiilkaygii, oo anna waxaan isaga u ahaan doonaa aabbihiis.

Continue reading Report error