ﺃﺧﺒﺎﺭ ﺍﻷﻳﺎﻡ ﺍﻷ 11:17 ~ Taariikhdii Kowaad 11:17

picture

و َقالَ داوُدُ بِحَنِينٍ: «أتَمَنَّى لَو يُعْطِيَني أحَدٌ بَعْضَ الماءِ مِنَ البِئْرِ الَّتِي بِالقرُبِ مِنْ بوَّابَةِ بَيْتَ لَحْمَ!»


Oo Daa'uudna intuu biyo u xiisooday ayuu yidhi, Waxaan jeclaan lahaa in biyo layga siiyo ceelka Beytlaxam, ee iridda ku ag yaal!

Continue reading Report error