ﺻﻤﻮﺋﻴﻞ ﺍﻟﺜﺎﻧﻲ 13:36 ~ Samuu'eel Labaad 13:36

picture

و دَخَلَ أبْناءُ الملِكِ فَورَ أنِ انْتَهى يُونادابُ مِنْ كَلامِهِ. وَكانوا يَبْكونَ بِصوتٍ عالٍ. وَراحَ داوُدُ وضُبّاطُهُ كُلُّهُم يَبْكونَ بُكاءً شَديداً.


Oo isla haddiiba markuu hadalkii dhammeeyey ayay wiilashii boqorku yimaadeen, codkoodiina kor bay u qaadeen, oo ooyeen, oo boqorkii iyo addoommadiisiina aad bay u ooyeen.

Continue reading Report error