Deuteronomy 25:16 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 25:16

picture

F or every one that doeth such things, every one that doeth unrighteousness, is an abomination to Jehovah thy God.


Waayo, kuwa waxyaalahaas oo kale sameeya oo ah kuwa si aan xaq ahayn wax u sameeya oo dhan waa u karaahiyo Rabbiga Ilaahaaga ah.

Continue reading Report error