Acts 7:23 ~ Falimaha Rasuullada 7:23

picture

A nd when a period of forty years was fulfilled to him, it came into his heart to look upon his brethren, the sons of Israel;


Laakiin markuu gaadhay afartan sannadood oo buuxa ayaa waxaa qalbigiisa gashay inuu walaalihiis oo reer binu Israa'iil ahaa soo booqdo.

Continue reading Report error