Luke 21:4 ~ Luukos 21:4

picture

f or all these out of their abundance have cast into the gifts; but she out of her need has cast in all the living which she had.


Waayo, kuwaas oo dhan waxoodii badnaa ayay wax kaga rideen hadiyadaha, iyaduse miskiinnimadeeda waxay kaga ridday wixii ay ku noolaan lahayd oo dhan. Ciise Wuxuu Sii Sheegay Dumidda Macbudka

Continue reading Report error