2 Chronicles 20:4 ~ Taariikhdii Labaad 20:4

picture

A nd Judah gathered themselves together to ask of Jehovah: even out of all the cities of Judah they came to seek Jehovah.


Markaasay dadkii Yahuudah oo dhammu iswada urursadeen inay Rabbiga caawimaad ka weyddiistaan, oo xataa magaalooyinkii dalka Yahuudah oo dhan way uga soo baxeen inay Rabbiga doondoonaan.

Continue reading Report error