耶 利 米 哀 歌 2:4 ~ Baroorashadii Yeremyaah 2:4

picture

张 弓 好 像 仇 敌 ; 他 站 着 举 起 右 手 , 如 同 敌 人 将 悦 人 眼 目 的 , 尽 行 杀 戮 。 在 锡 安 百 姓 的 帐 棚 上 倒 出 他 的 忿 怒 , 像 火 一 样 。


Wuxuu qaansadiisii u xootay sidii cadow oo kale, oo gacantiisii midigna wuu u taagay sidii nacab oo kale, Oo wixii isha u roonaa ayuu wada laayay, Oo taambuuggii magaalada Siyoonna cadhadiisuu ugu soo daadiyey sidii dab oo kale.

Continue reading Report error