雅 歌 4:11 ~ Gabaygii Sulaymaan 4:11

picture

新 妇 , 你 的 嘴 唇 滴 蜜 , 好 像 蜂 房 滴 蜜 ; 你 的 舌 下 有 蜜 , 有 奶 。 你 衣 服 的 香 气 如 利 巴 嫩 的 香 气 。


Aroosaddaydiiyey, bushimahaaga malab baa ka soo tiftifqaya, Oo carrabkaaga hoostiisana malab iyo caanaa ku jira. Oo dharkaaga caraftiisuna waa sida carafta Buur Lubnaan.

Continue reading Report error