列 王 紀 下 17:27 ~ Boqorradii Labaad 17:27

picture

述 王 就 吩 咐 说 : 叫 所 掳 来 的 祭 司 回 去 一 个 , 使 他 住 在 那 里 , 将 那 地 之 神 的 规 矩 指 教 那 些 民 。


Markaasaa boqorkii Ashuur wuxuu bixiyey amar, oo yidhi, Wadaaddadii aad ka soo kaxayseen midkood halkaas ku celiya, oo halkaas ha tago oo ha dego, dadkana ha baro camalka Ilaaha dalkaas.

Continue reading Report error