申 命 記 32:36 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 32:36

picture

和 華 見 他 百 姓 毫 無 能 力 , 無 論 困 住 的 、 自 由 的 都 沒 有 剩 下 , 就 必 為 他 們 伸 冤 , 為 他 的 僕 人 後 悔 。


Maxaa yeelay, Rabbigu dadkiisa wuu xukumi doonaa, Oo addoommadiisana wuu ka nixi doonaa, Markuu arko in xooggoodii dhammaaday, Oo aan midna ku hadhin, mid xidhan iyo mid furan toona.

Continue reading Report error