申 命 記 28:11 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 28:11

picture

在 耶 和 華 向 你 列 祖 起 誓 應 許 賜 你 的 地 上 , 他 必 使 你 身 所 生 的 , 牲 畜 所 下 的 , 地 所 產 的 , 都 綽 綽 有 餘 。


Oo Rabbigu wanaag buu idiinku badin doonaa midhaha jidhkiinna, iyo midhaha xoolihiinna, iyo midhaha dhulkiinna idinkoo jooga dalka Rabbigu awowayaashiin ugu dhaartay inuu idin siinayo.

Continue reading Report error