申 命 記 16:4 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 16:4

picture

你 四 境 之 內 , 七 日 不 可 見 麵 酵 , 頭 一 日 晚 上 所 獻 的 肉 , 一 點 不 可 留 到 早 晨 。


Oo intii toddoba maalmood ah soohdimihiinna gudahooda oo dhan waa inaan khamiir lagu arag, oo allabariga aad fiidka maalinta kowaad bixisaan hilibkiisu waa inuusan habeenkii oo dhan oollin oo subaxdii gaadhin.

Continue reading Report error