申 命 記 13:16 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 13:16

picture

從 那 城 裡 所 奪 的 財 物 都 要 堆 積 在 街 市 上 , 用 火 將 城 和 其 內 所 奪 的 財 物 都 在 耶 和 華 ─ 你 神 面 前 燒 盡 ; 那 城 就 永 為 荒 堆 , 不 可 再 建 造 。


Oo alaabteeda dhaca ah oo dhanna waxaad ku soo ururisaan jidka dhexdiisa, oo waa inaad Rabbiga Ilaahiinna ah dhammaan u gubtaan magaalada iyo alaabteeda oo dhanba, oo weligeed waxay ahaan doontaa tuulmo, oo mar dambena lama dhisi doono.

Continue reading Report error