利 未 記 14:39 ~ Laawiyiintii 14:39

picture

七 天 , 祭 司 要 再 去 察 看 , 災 病 若 在 房 子 的 牆 上 發 散 ,


Oo haddana maalinta toddobaad waa in wadaadku soo noqdaa oo fiiriyaa, oo bal eeg, haddii cudurku ku sii faafay guriga derbiyadiisa,

Continue reading Report error