歷 代 志 下 18:23 ~ Taariikhdii Labaad 18:23

picture

拿 拿 的 兒 子 西 底 家 前 來 打 米 該 雅 的 臉 , 說 : 耶 和 華 的 靈 從 哪 裡 離 開 我 與 你 說 話 呢 ?


Markaasaa Sidqiyaah ina Kenacanaah intuu Miikayhuu u soo dhowaaday dhabanka ku dhuftay, oo wuxuu ku yidhi, War ruuxii Rabbigu xaggee buu iga maray inuu kula hadlo?

Continue reading Report error