列 王 紀 下 19:3 ~ Boqorradii Labaad 19:3

picture

他 說 : 希 西 家 如 此 說 : 今 日 是 急 難 、 責 罰 、 凌 辱 的 日 子 , 就 如 婦 人 將 要 生 產 嬰 孩 , 卻 沒 有 力 量 生 產 。


Oo iyana waxay ku yidhaahdeen, Xisqiyaah wuxuu kugu leeyahay, Maanta waa maalin dhibaato, iyo canaan, iyo cay, waayo, carruurtii way dhalan lahayd laakiinse xoog lagu dhalaa ma jiro.

Continue reading Report error