Второзаконие 13:15 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 13:15

picture

т о непременно да поразиш жителите на оня град с острото на ножа, и с острото на ножа да обречеш на изтребление него и всички, които са в него, и добитъка му.


markaas dadka magaaladaas deggan hubaal waa inaad seef ku laysaan, oo dhammaanteed waa inaad wada baabbi'isaan, oo kulli waxa magaaladaas ku jira iyo xoolaheedaba seef ku laaya.

Continue reading Report error