4 Царе 25:3 ~ Boqorradii Labaad 25:3

picture

А на деветия ден от четвъртия месец, когато гладът се усили в града, тъй щото нямаше хляб за людете на мястото,


Oo maalintii sagaalaad oo bishii afraad ayaa abaartii magaaladii aad iyo aad ugu xumaatay, oo sidaas daraaddeed dadkii dalka degganaa cunto ma haysan.

Continue reading Report error